Ciidanka Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyey Shabeellaha dhexe

 


Ururka 4-aad guutada 16-aad ee ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Danab ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka Goobaale ee gobolka Shabeellaha dhexe, ujeedka howlgalkaas ayaa ahaa burburinta goobo cadowga Al-Shabaab ay kaga dhuumalaysanayeen deagaankaas.

Argagixisada Al-Shabaab ayaa caado ka dhigatay isku dhex qarinta dadka shacabka ah maadama aysan ka hortagi karin awooda ciidanka kumaandooska Danab, balse ciidanka oo u tababaran baacsiga argagixisada ayaa cagta mariyey haraadiga argagixisadii ku dhuumaaleysaneysay deegaankaas.

Hawlgalkaas ayaa qayb ka ahaa  holwgallada guud ee lagula dagaalamayo haraadiga Argagixisada Al-Shabaab iyo Daacish.

Comments

Popular posts from this blog

Ra'iisalwasaare Rooble "Waa in doorashada xildhibaanada waqtigeedii lagu soo dhameeyaa"

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Sheekh Cabdinaasir Xaji Axmed oo lagu qarxiyey Kismaayo